Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo bilowday barnaamij wacyigalin caafimaad ah

0
298

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka  Dowlad goboledka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’ada GIZ  Ayaa bilowday barnaamij wacyigalin ah oo ku saabsan badqabka maskaxda iyo  ka hortaga cudurada maskaxda ku dhaca.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.