Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid 19 ee Jubbaland

0
166
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka Caronavirus ayaa Guud ahaan Caalmka Saameyn Xoog leh ku Keenay iyadoo Maalinba Maalinka Ka dambeyso ay Soo yeerayaan Kiisas Hor leh.

Hadaba agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Jubbaland Idiris Xasan Maxamud ayaa Ka Warbixiyey Xogihii ugu Dambeeyey Cudurka Caronavirus Ama Covid19 Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.