Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland oo booqday Garoonka Kubadda Cagta Waamo

0
260

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland ayaa kormeeray garoonka Kubadda Cagta ee Waamo,kaas oo mudooyinkii u dambeeyay uu ka socday dhisme.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.