Wasiirka Ganacsiga Jubbaland oo Qurba-joogta ugu baaqay in ay maalgashadaan Deegaanka

0
397

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa baaq u diray Ganacsatada reer Jubbaland,wuxuuna ugu baaqay in ay maalgashadaan Deegaanka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.