Roob ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah

0
325

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Roobab ka da’ayay maalmihii u dambeeyay magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda ayaa saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah ee degan kaamamka barakacayaasha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.