Wasaraadda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Faahfaahisay Mashaariic ay Herglisay

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa faahfaahisay mashaariic hormarineed oo ay hergelisay wasaaradda,waxaana ka warbixiyay agaasimaha guud ee wasaaradda Aadan Faarax Gaarane.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.