Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa Gaari Bas ah Guddoonsiiyey Kooxda JCCI

0
264

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad si qurux badan loosoo diyaariyey oo ay kasoo qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland, Madaxda xiriiirka kubada cagta Jubbaland, Madaxda rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ee JCCI, bah weynta Sports-ka,taageerayaasha kooxda JCCI iyo Ciyaartooyda Kooxda Kubada Cagta JCCI ayaa Gaari Nooca Baska Lagu Gudoonsiiyey Kooxda JCCI.

Madaxdii kasoo qeyb gashay xaflada ayaa ayaa boogaadiyey dadaalkii ay soo bandhigeen kooxda JCCI Waqtigii Yaraa ee ay Jirtay iyo Hormarka ay Gaartay Kooxda.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.