Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Tababar u furtay 72 Shaqaale ah

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda caafimaadka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa tababar u furtay 72 shaqaale caafimaad ah oo ka howl-gala xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.