Ganacsatada yar-yar ee Kismaayo oo ka warbixiyay saameynta uu ku yeeshay Covid-19

0
430

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxaa ay kamid tahay dalalka uu sameeyey cudurka Covid-19 kuwasoo ay u dhinteen dad badan.

Cudurkan Coronavirus waxaa uu saameeyey qaar kamid ah Maamul Gobaleedyada dalka oo ay Juubbland kamid tahay ayuu Saamayn ku yeeshay cudurkan Covid-19 waxaaan sare u kac qiimaha maciishadda  oo ay dadka danta yare ee  ganacasiyada yar-yar ku haysta magaaladda Kismaayo  uu saameyey cudurka korono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.