Mid ka mid ah Kalluumeysatada Kismaayo oo ka warbixiyay Doon ku degtay maalmo ka hor Badda

0
394
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamac abdi Muuse waa Mid kamid ah Kaluumeysatada ku dhaqan Magaalada kismaayo waxa ka sheekeyey Doon Maalmo ka hor ku Dagtay Xeebaha Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Doontaasi aysan Helin Wax Caawimaad ah Sidaasina ay ku Dagtay  waxa uu kaloo uu sheegay in doonidaasi loogu shaqeen jirey  Family Ka Kooban ilaa 30 ruux iyo walibo in ay ku noolaayeen dhalinyaro kaluumeysato ah oo ka xamaalan jirey Doonidaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.