Wasaaradda Cadaalada Jubbaland oo xal ka gaartay Masaajid la isku heystay

0
205

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Cadaalada,Garsoorka iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa xalisay khilaaf ka dhashay hab maamulka Masaajid la isku qabsaday cida maamuleyso.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.