Wasiirka Cadaalada Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale oo booqday Goob laga dhisayo Xabsi cusub

0
338

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka wasaarada Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland maxamed yuusuf cumar iyo masuuliyiin katirsan wasaaradsa ayaa Kormeer ku Tagay Goob loo qorsheeyey in laga dhiso xabsi cusub.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.