Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo Agab looga hortagayo Covid-19 ka qeybisay Xaafada Midnimo ee magaalada Kismaayo

0
325
Washing hands

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayaado mudooyinkii danbe Jubbaland ay ka socdeen dadaalo kala duwan oo lagu yaraynayo faafitaanka caabuqa Caronavirus ayaa Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ay agab looga qayb qaadanayo xakamaynta covid 19 ay uqaybisay dadka dagan xaafadaha midnimo iyo madiino ee Magaalada Kismaayo.

Agabkan ay wasaaraddu qaybisay ayaa isugu jiray saabuun,caagadaha biyaha lagu dhaansado,haamaha faraxalka iyo jeermis dile.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.