Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Xeryaha Barakacayaasha ka Qeybisay u Badnaa Af-xirka

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa xeryaha barakacayaasha ee magaalada Kismaayo ka qeybisay agabyo ay ka mid yihiin Af xirka,kuwaasoo looga hortagaayo faafitaanka Covid-19.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.