Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo Sedax Ceelbiyood

0
215

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha guud ee wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa xariga ka jaray sedax ceelal biyood ku kala yaala xaafadaha Madiina iyo Midnimo.

Xamdi Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.