Qaar kamid dhalinyarada Ku nool Magaalada Kismaayo oo ka hadalay saamaynta lagala kulmo Guurka Deg- dega ah.

0
366

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Guurka Deg-dega  ayaa ah  mid dhalinyarada soomaaliyeed ee yaraanta ku guursada ay Kala kulmaan dhibayooyin kala duwan   kuwaas oo ay kamid yihiin in ay ku adkaato Maraaynta Nolosha Qoyska iyo in Qaarkood ay Waxbarshada Dhexda uga Tagaan kadib Marka ay isku Wadi Wayaan Masuuliyada Guurka iyo mida Waxbarshada .

Sidoo kale waxaa jira Dhibaatoyin Dhanka Caafimaadka ah oo ay Wajahaan Gabdhaha Guursada ama Waalidkood u guuriyaan iyagoo an Jir ahaan iyo Maskax ahaanba u Korin.

Xamdi Maxamed ayaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.