Qaar ka mid ah dhalinyarada waxbartay ee Magaalada Kismaayo oo ka Cabanaya shaqo la’aan

0
430

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhalinyarada waxaa ay lafdhabar u yihiin Bulshada  waxaana jiara Caqabado kala duwan oo Haysta dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaas oo ay kamid tahay Shaqa la’aanta haysta qaar badan Oo kamid ah dhalinyarada.
Waxaana jira dhalinyaro leh aqoon ku filan balse aan wali hilin shaqo uqalanta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.