IBS Oo Magaalada Kismaayo ka daahfurtay Adeega Casriga Ah ee ATM

0
563

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa laga dahaafuray adeega casriga ah ee ATM oo qofka meel kasta oo uu aduunka ka tago kala bixi karo lacagta ugu jirta Bankiga IBS,Waxaana Adegaan Ganacsi siweyn usoo dhaweeyay bulshada Kismaayo.

R/w,Iidle Aadan Mohame.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.