Dhalinyarada ka shaqeysa dhaqida Gawaarida ee magaalada Kismaayo oo helay Fursado

0
408
Kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyaradaan dhowr bilood ka hor may haysan Matooro u fududeeya shaqadooda,balse haatan waxay heleen Matooro ku waas oo ay ka gacan siiyeen Ganacsato Soomaaliyeed oo iyagana ay maalintii u tuuraan Lacago 5,dollar ah.

Dhalinyaradaan ayaa waxay Dowlada iyo Hay,adaha Samafalka ka codsadeen in loo abuuro shaqooyin ka duwan mida ay haatan haystaan,waxayna sheegeen in ay ku biilabeen Lacag yar oo  ay ka qaataan dadka ay Gawaarida u dhaqaan.
warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.