Wiil Dhalinyaro Ah oo Nolashiisa Ka Mareeyo Ka Ganacsiga Cadeyga Magalada Kismaayo

0
716
Kismaayo(Waamo Radio)Cabdiqaadir Waa Wiil Dhalinyaro Ah oo Nolashiisa Iyo Tan Qooskiisa Ka Mareeyo Ka Ganacsiga Cadeyga isagona Warbaahinta Waamo U Sheegay In Ay Wanagsantahy Shaqada Madaama Uu Inoo Shegay In Aysan Nolashiisa Isku Mid Ahayn Waqtiga uu Shaqada La’Aanta Ahaa Iyo  Hada oo uu Yahy Wiil Ka Ganacsada Wareejinta Cadeyga
Sido Kale Wiilkan Dhalinyarada Ah Ayaa Waxa Uu Inoo Sheegay In uu Magalada Asaga Iyo Asxaabtisa Ay Ku Lee Yihiin Macaamil Badan Ku Wasoo Qaar Kood Ay Xafadaha Ugu Geeyaan.
Dhanka Kale Waxaa Wareysi La Yeelanay Mid Ka Mid Ah Macaamisha Abdiqaadir Waxayna Dhamaan Dhalinyarada Soomaliyeed Kuwada Sheeganaya In Aysan Dalkoda Shaqo oolin  In Dalkooda Iyo Deegaan Kooda Ku Kalsonadan Sida Wiilkan Da’da Yar oo Naftiisa Iyo Tan Qooskiisaba Ka Mareyo Dhaqaalaha Yar Ee Ka  Soo Gala Cadayga oo uu Ku Iibiyo Magalada Kismaayo
 Cabdiqaadir Kaliya Maaha Dhalinyarada Ka Ganacsada Wareejinta Cadayga Ee Waxaa Jiro Dhalinyaro Badan Oo Ku Nool Magalada Kismaayo oo Nolashooda Ay Ku Tiir San Tahay Ka Ganacsiga  Cadayga Ku Wasoo Qoosas Badan Oo Dan Yar Ah Ka Maareeyo.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.