Magalada Kismayao OO Lagu Qabtay Munasabad Lagu Xusayay Malinka Qaxada

0
414
Kismaayo(Waamo Radio)Munasabadaan Lagu Xusayay Malinka Qaxada  Waxa Kaso Qeyb Galay Wasiir Kuxigeenka Wasaarad Cafimaadka Jubbaland Agasimaha Wasaarada Xildhinano Qaar Kamid Ah Shaqalaha Wasaarada Cafimaadka Mamulka  Xaruunta Lagu Daweyo Qaxada Magalada Kismaayo iyo Qebaha Kale Ee Bulshada.
Agasimaha Wasaarda Cafimaadka Idiris Xasan Maxamed iyo Xildhibaan Cabdi Shire Maxamed  Oo Ah Gudomiyaha Arimaha Bulshada Ee Baarlamaanka Jubbaland  Ayaa Ogu Horeen Goobta Kahadlay.
Sanad Walibo 24 Marso Waxaa Guud Ahaan Dunida Laga Xusa malinka   Qaxada Aduunka Waxaana Magalada Kismaayo Ay Kamid Tahay  Melaha Malinkaan Lagu qabto Iyadoo  Laga Sameyo xaafadaha Magalada ksimaayo Wacyi Galin Kusabsan In Aan Latakoorin Dadka Qaba Xanunka Qaaxada iyo in Ay Dadku Qaataan daawada Cudurkaan.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.