Wadayaasha Gaadiidka Magalada Kismaayo oo Cabsho Ka Muujiyey dadka Ku Ganacsada Hareeraha Wadooyinka 

0
452
Kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyarada Xeeysa Gawaarida Dad Waynaha Ee Magalada Kismaayo Ayaa  Cabasho Ka Mujiyeen Ciriiriga Wadoyinka Magalada Taa Soo Sababta Mararka Qaar In Ay Dhacaan Shilal  Sababa Dhimasho Iyo Dhaaawac.
Dhalinyaradaasi Oo La Hadlaya Idaacada Waamo ayaa si guud inoogu waramay Dhibaatoyinka Gaar Ka Ah Ay kuQabaan dhibaatooyinka ka dhasha kaXeeya Gawaarida Magaalada Kismaayo.
Dhanka Kale Waxa Uu Baaq U Diray Dadka Iska Leh Gawarida Ay Dhalinyarada  Ku Shaqeyaan In Ay La Qeeb Sadaan Dhibaatada Oo Aysan U Gaar Yeelin Kaliya Dhalinyarada Madaama Ay Yihiin Dad Danyar Ah oo U Soo Shaqo Tagay In Ay Mareeyaan Qoosaskoda Iyo Naftooda oo Mararka Qaar Aan Kaligood Iska Bixin Karin Shilalka Ay Galaan khasaaraha ka yimaada.
Ugu Dambeen Dhalinyaradan Ayaa Waxay Codsanayaan In Garab Lagu Siiyo Sidii Ay Shaqooyin Kooda Ku Gudan Lahayeen Madaama Ay Yihiin Dhalinyaro Dalkooda Iyo Shaqada Taala Ku Kalsoon Sidaas Darteedna Ay Mar Walbo Caawin Ugu Baahan Yihiin Bulshada Iyo Maamulka Jubbaland.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.