Dadka Ka Shaqeeya Dhagax Jabinta Magaalada Kismaayo oo Maamulka ka Codsaday  Caawimaad

0
488

Kismaayo(Waamo Radio)Qaar Ka Mid Ah Dadka Ka Shaqeeya Dhagax Jabinta Magalada Kismaayo Ayaa La Kulmo Dhibaatoyin Badan Marka Ay Ku Guda Jiraan Howlahooda Shaqo Kuwaso Ka Mid Ah In Ay Ku Soo Dunto Goobta Ay Dhagaxa Ka Qodayaan

Dadkan Ayaa kacodsanaya maamulka in Gacan Loga Siiyo sidii ay  uYaraan Lahayd Caqabadahan Soo Noq Noqday Ee Ka Tagan Qodista Dhagaxa Iyagoo Sheegay In Nolal Maal Medkoda Ka Radsadaan Kana Biilaan Qosaskooda Ganacsatada Iyo Maamulka Jubbaland Ayaa Si Isku Mid Ah Waxay Kaga Codsanayan In Lagu Garab Istaago Shaqooyinka Adeg Ay Hayaan.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa,fartuun Nuur Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.