Wiil Dhalinyaro Ah oo isku Xilqaamay In uu Ciida kaguro Wadooyinka Magaalada Kismaayo

0
444

Kismaayo(waamo Radio)Ismacil Abdi Xuseen Waxa Uu Ka Mid Yahay Dhalinyarada Ku Nool Magaalada Kismaayo  Waxa  Uu Ciida Ka Guraa Wadooyinka  Gaar Ahaan Wadada Lamiga Ah Ee Dhaxmarta Magaalada   Ismaciil Waxa Uu Ka Soo Laabtay Xeryaha Qoxootiga Dalka Kenya Gaar Ahaan Xerada Kakuma Inta Uu Jogay Waxa Uu Nadiifin Ku Sameyey Wadada Laamiga Ee Marta Bartamaha Magaalada Kismaayo  Isagona Si Iskiisa Isku Xilqaamay.

Dhanka Kale Ismaciil ayaa Shegay In Wadoyinka Qaar Kood Ay Maristooda Ku Adkeed Dadka Naafada Ah Ee Wata Baaskiilada Maadaama Ay Bacaad Noqdeen Saas Darteedna Markii Ciida Laga Guray Ay U Fududatay.
Ugudamben Ismaciil Abdi Xuseen Ayaa Dhalinyarada Reer Jubbaland Ugu Baqaya In Ay Isku Xilqaamaan Sidii Ay Bulshadooda Wax Ugu Qaban Lahayeen

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.