Shirka Wadatashiga Qorshaha sagaalaad ee Qaranka Soomaaliya lagu soo gaban gabeeyay Kismaayo

0
473

Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Kismaayo oo manta  lasoo gabangabeeyay Shirka Wadatashiga Qorshaha Sagaalad ee Qaranka Soomaaliya.

Shirka Wadatashiga 9-aad ee qorshaha Qaranka oo muddo Afar cisha ah ka socday magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagaga hadlayay qorshaha Qaranka ee shanta Sano ee soo socota .

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Jubbaland Aadan Aw Xirsi ayaa bogaadiyay sida Qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka iyo dowladuba ay uga qeyb qaateen Shirka Wadatashiga Qorshaha intii uu socday.

waxaa warbixintaan inoo haya Cabdiraxiim deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.