Shacabka kismaayo oo Maamulka ka codsaday in wax laga qabto Nadaafada.

0
487

Kismaayo(Waamo Radio)Shacabka kunool magaalada kismaayo ayaa Maamulka ka codsaday in wax laga qabto nafaada magaalada.
Ideecada waamo oo u kuura gashay  xaalada dhanka nadaafada ee magaalada kismaayo ayaa waxaa la,kulanay qaar kamid shacabka magaalada kismaayo  .
waxaan sidoo kale aan wax ka weeydiyay heerka Nadaafada kismaayo gudoomiyaha degmada Ibraahim Maxamed Yuusuf (timo jilac) isgoo inoo sheegay  in ay jiraan gawaari daabulo qashinka.
waxaa uu intaas ku daray in iyguna  ay wadeen Qorshe gudoomiyaasha xaafadaha mudooyinkii ugu danbeeyay Siwaxweyn looga badalo Nadaafada Guud ee magaalada.

waxaa warbixin arintaan inooga diyaarisay Foos Cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.