Akhriso: isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Hirshabeelle

0
472

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada.

Xildhibano ka tirsan  baarlamanka Hirshabeelle ayaa ka mid noqday wasiirada  cusub Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.